Video Editing Course for Premiere Pro
About Course
Baro xirfadda Video Editing-ka Adiga oo Guurigaaga jooga ama goobtaada shaqada.
Video Editing-ka ama Muuqaal sameynta waa xirfadda ugu badan marka la joogu suuqa shaqada
Qofka xirfadaan leh
Waxaa uu u shaqeyn karaa qaab freelancer ah
ama waxa uu u shaqeyn karaa shirkadaha waaweyn
Waxaa an idin diyaarinay Course dhameystiran oo aad ku baraneyso video Editing-ka
Course-kaan waxa aad ku baran doontaa Software-ka ugu weyn ee lagu edit gareeya muuqaalada ee Premiere pro
Premiere pro waa software-ka ugu caansan marka la joogo muuqaal sameynta
software-kaan waxaa isticmaalo dadka sameeyo filimaanta iyo dadka content creators-ka, oo sameeyo muuqaala tayadooda sareeyso.
Course-kaan inta ay socoto waxa ad ku baran doonta
✅Sida loola soo dago premiere pro
✅Sidoo kale Waxaa ad ku baran doontaa Aas-aaska Premiere pro
✅Sida loo isticmaalo Tools-ka Software-ka
✅Sida loo jarjaro muuqaalada
✅Sida loo Hagaanjiyo codka
✅Sida kalarka muuqaalka loo saxo
✅Sida loola soo dago muuqaala free ah oo ad u isticmaali karto dhamaan social media-yaha kala duwan
Dhamaadka Course-ka waxa aad ku baran doontaa sida loo edit gareeyo muuqaal dhameystiran
Sido kale waxa diyaar ku ah muuqaaladii ad ku baragtikeyn laheyd Course-ka
Haddaba haddi daneyneyso Course-kaan
☑Lessons-ka Waa 36 Cashar
▪️oo Full HD ah
✅️Qiimaha Course-ka waa 5$
▪️Hal mar haddi ad ibsato Course waxaa Heli dhamaan Casharada Course-ka Waligaa ayaana isticmaali kartaa oo maka dhacayso
✅Certificate
▪️Free
✅ Caawinaad 24/7 ah
▪️Wixii kugu Adkaada waa lagaa cawinaa
Course-ka laba meelba waku qaadan kartaa Midkii ad rabto
✅️Telegram Group
◾️Ama
✅️Website keena
Course Content
Lessons
-
Lesson 01 introduction
01:09 -
Lesson 02 Sida Loola Soo Dago Premiere Pro
09:16 -
Lesson 03 Interface-Ka Premiere Pro
07:52 -
Lesson 04 Sida Loola Soo Dago Muuqaalo Free Ah
09:38 -
Lesson 05 Project Panel
06:34 -
Lesson 06 Timeline And Source Panel
10:45 -
Lesson 07 Tools
07:34 -
Lesson 08 Sida Muuqaal Loo Jarjaro
13:51 -
Lesson 09 Sida Loo Export Gareeyo Muuqaal
04:44 -
Lesson 10 Sida Project Loo Save Gareeyo
03:09 -
Lesson 11 Slow Motion, Fast Motion ,Reverse
06:22 -
Lesson 12 Sida Loo Badalo Green Screen-Ka
05:49 -
Lesson 13 Workspace Vertical For Tiktok
05:22 -
Lesson 14 Sida Loo Adeegsado Effect Control
13:02 -
Lesson 15 Sida Loo Adeegsado Effects
10:16 -
Lesson 16 Qaabka Loo Isticmaalo Adjustment Layer
06:21 -
Lesson 17 Overlay Transition Sida Loo Adeegsado
10:34 -
Lesson 18 Sida Loo Sameeyo Text Animation
14:11 -
Lesson 19 Crawling Text Sida Loo Adeegsado
06:34 -
Lesson 20 Rolling Text Sida Loogu Daro Muuqaalka
05:48 -
Lesson 21 Sida Animation Loogu Sameeyo Shapes-Ka
12:14 -
Lesson 22 Color Correction Sida Loo Saxo Kalarka Muuqaalka
06:54 -
Lesson 23 Color Grading Qurxinta Kalarka Muuqaalka
06:54 -
Lesson 24 Sida Muuqaal Tv Loo Dhex Geliyo
04:36 -
Lesson 25 Sida Muuqaal Telephone Loo Dhex Geliyo
08:29 -
Lesson 26 Sida Codka Buuqa Looga Saaro Adobe Audition
06:35 -
Lesson 27 Sida Codka Looga Dhiga Qof Mobile Kasoo Hadlaayo Camal Adobe Audition
03:04 -
Lesson 28 Sida Cod Background Music Loo Saaro Adobe Audition
04:36 -
Lesson 29 Sida Codka Loo Qurxiyo
02:16 -
Lesson 30 Sida Premiere Pro Cod Ku Jiro Lagu Edit gareeyo Adobe Audition
05:01 -
Lesson 31 Titles Iyo Lowerthird Sida Loo Isticmaalo
08:03 -
Lesson 32 Transition Sida Loola Soo Dago
06:36 -
Lesson 33 Intro Sida Loo Sameeyo
04:32 -
Lesson 34 Sida Loo Sameeyo Muuqaalada Reaction-Ka
12:39 -
Lesson 35 Sida loo Edit Gareeyo Muuqaal Dhameystiran
45:28 -
Lesson 36 Sida Muuqaalka Size-Kiisa Loo Yareeyo Gb To Mb
04:12