Photo Retouching-ka ( Dayactirka sawirada)
About Course
Ma raadineysay meel aad ka Barato xirfadda Sawir Hagaajinta (Photo Retouching-ka)
Maku dhibaneyd dayactirka sawirada
Sidoo kale maku hamineysay mar uun in aad yeelato Portrait studio
Hadaba Course-kaan waa course-kaagii
Waxa an idin diyaarinay Course Dhameystiran oo ad ku baraneyso Photo Retouching-ka ( Dayactirka sawirada)
Waxa aadna ku baran doontaa Hagaajinta sawirada adigoo isticmaalayo Photoshop
Photoshop waa software ka ugu balaaran ama ugu weyn ee lagu edit gareeya Sawirda
waxa uuna leeyahay Tools farabadan iyo features loo isticmaalo photo retouching-ka (dayactirka sawirada)
inta ay socota Course-kaan Waxa ad ku baran Doontaa
Introduction:
Sida loola soo daga Photoshop iyo sida saxda ah ee loo install gareeyo
Skin Removing for blemishes
Dadka nabraha ama haaraha wajiga ku leh sida looga nadiifiyo
Skin smooth Retouching:
oogada sare ee jirka mid soften ah Sida looga dhigo
Dodge and Burn:
Sida wajiga loogu yeelo dhalaal iyo iftiin dhabiici ah
Teeth and Eye whitening:
Sida loo cadeeyo ilkaha iyo indhaha
lips enhancement:
Sida bishimaha qofka sare loogu qaado
Change background image and background blur:
Sida background-ka dambe ee sawirka loo badalo iyo sida background-ka dambe ee sawirka shucaac looga dhigo
Liquify Tool:
haddii uu Qofka meel u dheer yahay sida loo toosiyo
Color Grading:
Sida kalarka sawirka loo hagaajiyo
Colour Currection:
Sida kalarka sawirka loo saxo
Camera Raw Filter:
Sida loo isticmaalo camera raw filter
Presets:
Sida loo isticmaalo preset-ya diyaarsan adiga oo waqti kaa lumin
Action and Creating Droplet:
Sida 1000 Sawir iyo kabadan hal mar loo edit gareeyo adigoo isha ka daawanaayo kaliya wax ka yar 2 daqiiqo
Teesara:
Sida loo sameeyo sawirada teesarada
Course Content
Lessons
-
Lesson 01 introduction Sida loola soo dago Photoshop
12:01 -
Lesson 02 Skin Removing For Blemishes
13:17 -
Lesson 03 Skin Smooth Retouching
12:12 -
Lesson 04 Dodge And Burn
08:51 -
Lesson 05 Teeth and Eye Whitening
15:23 -
Lesson 06 lips Enhance
11:17 -
Lesson 07 Change Background Image
08:00 -
Lesson 08 Liquify Tool
07:26 -
Lesson 09 Color Grading
24:10 -
Lesson 10 Colour Currection
09:46 -
Lesson 11 Background Blur Image
07:01 -
Lesson 12 Camera Raw Filter
15:13 -
Lesson 13 Camera Raw Filter Color Grading
08:06 -
Lesson 14 Camera Raw Filter Saving Settings
05:26 -
Lesson 15 Camera Raw Filter Presets
09:02 -
Lesson 16 Action And Droplet
07:16 -
Lesson 17 Creating Droplet
05:27 -
Lesson 18 Sida Loo Sameya Sawirada teesarada
12:37
Student Ratings & Reviews
No Review Yet