Video Editing Course for Premiere Pro

Categories: video editing
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Baro xirfadda Video Editing-ka Adiga oo Guurigaaga jooga ama goobtaada shaqada.

Video Editing-ka ama Muuqaal sameynta waa xirfadda ugu badan marka la joogu suuqa shaqada

Qofka xirfadaan leh
Waxaa uu u shaqeyn karaa qaab freelancer ah
ama waxa uu u shaqeyn karaa shirkadaha waaweyn

Waxaa an idin diyaarinay Course dhameystiran oo aad ku baraneyso video Editing-ka

Course-kaan waxa aad ku baran doontaa Software-ka ugu weyn ee lagu edit gareeya muuqaalada ee Premiere pro

Premiere pro waa software-ka ugu caansan marka la joogo muuqaal sameynta

software-kaan waxaa isticmaalo dadka sameeyo filimaanta iyo dadka content creators-ka, oo sameeyo muuqaala tayadooda sareeyso.

Course-kaan inta ay socoto waxa ad ku baran doonta

✅Sida loola soo dago premiere pro
✅Sidoo kale Waxaa ad ku baran doontaa Aas-aaska Premiere pro
✅Sida loo isticmaalo Tools-ka Software-ka
✅Sida loo jarjaro muuqaalada
✅Sida loo Hagaanjiyo codka
✅Sida kalarka muuqaalka loo saxo
✅Sida loola soo dago muuqaala free ah oo ad u isticmaali karto dhamaan social media-yaha kala duwan

Dhamaadka Course-ka waxa aad ku baran doontaa sida loo edit gareeyo muuqaal dhameystiran

Sido kale waxa diyaar ku ah muuqaaladii ad ku baragtikeyn laheyd Course-ka

Haddaba haddi daneyneyso Course-kaan

☑Lessons-ka Waa 36 Cashar
▪️oo Full HD ah

✅️Qiimaha Course-ka waa 5$
▪️Hal mar haddi ad ibsato Course waxaa Heli dhamaan Casharada Course-ka Waligaa ayaana isticmaali kartaa oo maka dhacayso

✅Certificate
▪️Free

✅ Caawinaad 24/7 ah
▪️Wixii kugu Adkaada waa lagaa cawinaa

Course-ka laba meelba waku qaadan kartaa Midkii ad rabto

✅️Telegram Group
◾️Ama
✅️Website keena

Show More

What Will You Learn?

  • Video Editing Course for Premiere Pro

Course Content

Lessons

  • Lesson 01 introduction
    01:09
  • Lesson 02 Sida Loola Soo Dago Premiere Pro
    09:16
  • Lesson 03 Interface-Ka Premiere Pro
    07:52
  • Lesson 04 Sida Loola Soo Dago Muuqaalo Free Ah
    09:38
  • Lesson 05 Project Panel
    06:34
  • Lesson 06 Timeline And Source Panel
    10:45
  • Lesson 07 Tools
    07:34
  • Lesson 08 Sida Muuqaal Loo Jarjaro
    13:51
  • Lesson 09 Sida Loo Export Gareeyo Muuqaal
    04:44
  • Lesson 10 Sida Project Loo Save Gareeyo
    03:09
  • Lesson 11 Slow Motion, Fast Motion ,Reverse
    06:22
  • Lesson 12 Sida Loo Badalo Green Screen-Ka
    05:49
  • Lesson 13 Workspace Vertical For Tiktok
    05:22
  • Lesson 14 Sida Loo Adeegsado Effect Control
    13:02
  • Lesson 15 Sida Loo Adeegsado Effects
    10:16
  • Lesson 16 Qaabka Loo Isticmaalo Adjustment Layer
    06:21
  • Lesson 17 Overlay Transition Sida Loo Adeegsado
    10:34
  • Lesson 18 Sida Loo Sameeyo Text Animation
    14:11
  • Lesson 19 Crawling Text Sida Loo Adeegsado
    06:34
  • Lesson 20 Rolling Text Sida Loogu Daro Muuqaalka
    05:48
  • Lesson 21 Sida Animation Loogu Sameeyo Shapes-Ka
    12:14
  • Lesson 22 Color Correction Sida Loo Saxo Kalarka Muuqaalka
    06:54
  • Lesson 23 Color Grading Qurxinta Kalarka Muuqaalka
    06:54
  • Lesson 24 Sida Muuqaal Tv Loo Dhex Geliyo
    04:36
  • Lesson 25 Sida Muuqaal Telephone Loo Dhex Geliyo
    08:29
  • Lesson 26 Sida Codka Buuqa Looga Saaro Adobe Audition
    06:35
  • Lesson 27 Sida Codka Looga Dhiga Qof Mobile Kasoo Hadlaayo Camal Adobe Audition
    03:04
  • Lesson 28 Sida Cod Background Music Loo Saaro Adobe Audition
    04:36
  • Lesson 29 Sida Codka Loo Qurxiyo
    02:16
  • Lesson 30 Sida Premiere Pro Cod Ku Jiro Lagu Edit gareeyo Adobe Audition
    05:01
  • Lesson 31 Titles Iyo Lowerthird Sida Loo Isticmaalo
    08:03
  • Lesson 32 Transition Sida Loola Soo Dago
    06:36
  • Lesson 33 Intro Sida Loo Sameeyo
    04:32
  • Lesson 34 Sida Loo Sameeyo Muuqaalada Reaction-Ka
    12:39
  • Lesson 35 Sida loo Edit Gareeyo Muuqaal Dhameystiran
    45:28
  • Lesson 36 Sida Muuqaalka Size-Kiisa Loo Yareeyo Gb To Mb
    04:12

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet